Mashruuc Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera oo la daah furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu hirgelinayo Aagga cashuuraha ka caaggan ee dekedda Berbera oo maanta lagu kala saxeexday Somaliland. Munaasibadda lagu daah-furayo mashruucan oo maanta lagu qabtay Hutel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay shirguddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, madaxda shirkadda … Continue reading Mashruuc Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera oo la daah furay (Daawo Sawirada)